Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Sheegay in Golle degaan loo dhisayo Degmooyinka HirShabeelle.

0
167

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay inay wadaan qorshooyin dhowr ah oo Golle degaan loogu dhisayo dhamaan degmooyinka Maamulka HirShabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here