Dhalinyarada Bartay cilmiga Beeraha oo Jowhar ku soo Kordhiyay Wax soo saarka Gabaldayaha.

0
263

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalaga gabaldayaha waxa uu ku baxaa sida galeeyda iyo sisinta sadex bilood waxaana loo isticmaalaa caalamka saliidaha timaha iyo saliid cadeeyda qeyb ka mid ah, balse beeraleeyda soomaaliyeed ayaanan si weyn u,isticmaalin marka laga reebo meelo si qurxoon lagu abuurto iyo nambar  yar oo bartay cilmiga beeraha oo bilaabay inaay hadda ka sameeyaan ganacsi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here