Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Lagu Wado Inuu Soo Gudbiyo Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare.

0
292

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo gudbiyo liiska Musharaxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here