Griezmann oo Ku Biiray Atlletico Madrid.

0
425

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – War haatan soo dhacaya ayaa sheegaya in Griezmann uu ku biirayo Atletico Madrid labada kooxna ay ka hishiiyeen

Atletico waxa ay laacibkaas ku helayaan qaab amaah ugu dambeyn waa ay iibsan karaan iyadoo uu la joogayo illaa iyo xilli ciyaareedka dambe

Warku wax auu intaas ku darayaa  in ugu dambeyn ay ku iibsan karaan aduun dhan 40 milyan ,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here