Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo ka Digtay soo laba Kacleynta Cudurka Covid-19.

0
213

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sii kordhaaya cabsida laga muujinayo soo laba kacleynta Cudurka covid-19 ee Deegaanada Hirshabeelle gaar ahaan Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here