Bulshada ku nool Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar oo ka Cabanaaya Saameeynta Fatahaadaha.

0
194

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadkan ayaa isugu jiro xoolodhaqato iyo beeraleey tuulo joog ah iyadoo xilli aroor hore ay si kadis ah ugu yimaadeen sida ay sheegeen dadka tuulada.

Ruqiyo Xaaji Muuse oo ah hooyo Carruur agoon ah heysata oo ku Nool Tuulada Gafaay ee Dulleedka Jowhar  ayaa ka hadashay dhibaatada meesha taal.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here