Ganacsatada Jowhar oo loogu Baaqay in ay Isbadal ku Sameeyaan Noocyada kala duwan ee Cunnada.

0
172

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlada gobaleedka Hirshabeelle waxaa sanadihii ugu dambeeyay laga hir geliyay maqaayado badan balse waxaa haatan loogu baaqay in ay sameeyaan is badal dhanka cunooyinka ay hayaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here