Fatahaado Horleh oo laga Cabsi Qabo in ay Ku Dhuftaan Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
168

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku Nool Tuulada Buurfuule oo ka Mid ah Tuulooyinka Hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa markale Cabsi ka Muujiyay in Wabiga Shabeelle uu Ku Fataho Tuulada waxa ayna codsadeen dadka deegaanka in gurmaad lala soo gaaro.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya :- Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here