Somaliland oo ku Dhawaaqday in ay qaabili doonto qaxootiga Afgaanistaan.

0
153

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Somaliland ayaa oggolaatay in ay qaabisho qaxootiga ka imanaya Afgaanistaan, sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha dibedda ayaa sheegay Jimcihii, iyada oo tobanaan kun oo qof ay si aad ah uga qaxayaan waddanka Afgaanistaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here