Madaxweynaha Hirshabeelle oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen oo howlo shaqo u jooga Magaalada Muqdisho ayaa galabta qaabilay Wakiilka Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Ambasador Francisco Madeira.

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Ambassador Madeira ayaa kulankaan uga hadlay Amniga Guud ee Deegaannada Hirshabeelle.

Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay,arrimaha Doorashooyinka, Saameeynta fatahaadaha, iyo doorka Midowga Afrika ee dhanka horumarinta degaanada Dowlad Goboleedka Hirshabeele.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here