Maamulka Tuulada Buulo waraay ee Dulleedka Jowhar oo Ka Hadlay Saameeynta Fatahaadaha Wabiga.

0
156

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleey badan oo ku teedsan Jiinka wabiga shabeelle ayaa la daalaa dhacaya qasaaraha ay ugeysteen biyaha fatahaada  ee ku dhuftay qeybo ka mid ah tuulooyin ku hoosyimaada Magaalooyinka jowhar iyo mahadaay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here