Halka Uu Cristaino Ronaldo Ka Gali Karo Shaxda Man United?

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa qarka u saaran in ay dhamaystirto saxiixa xiddiga Cristiano Ronaldo iyada oo haatan wax walba la dhamaystiray iyada oo heshiiska ka dhimantahay in lagu dhawaaqo.

Man United ayaa kooxda ay xafiiltamaan ee Man City ku garaacday saxiixa xiddiga iyada oo Sir Alex Ferguson uu xiddiga la xidhiidhay si uu ugu qanciyo in uu ku soo biiro Old Trafford.

Shaki la’aan Cristiano Ronaldo ayaa wax weyn ku soo kordhin doona United iyo premier League waxana uu kooxda Solskjaer ka dhigi doonaa koox adag oo u tartanta koobabka xilli ciyaareedkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here