Somaliland oo Amartay howlgallo ka dhan ah Maandooriyaha.

0
170

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fadhigii 78-aad golaha Wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka Maamullaas Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbixino lagaga dhegeystay wasiirrada wassaaaradaha, Arrimaha Gudaha iyo horumarinta maaliyadda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalle Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here