Isku aadka Wareega Group-yada Champions League oo lagu Dhawaaqay.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Waxa si Rasmi ah loo sameeyay isku aadka wareega Group-yada champions League iyada oo ay ka soo bexeen isku aadka kulamo xiiso leh iyada oo ay kooxo waaweyn oo magac leh isaga hor yimaadeen wareega Group-yada.

Kooxaha ugu waaweyn qaarada yurub ayaa isaga hor iman doona kulamo xiiso leh iyaga oo u dagaalami doona ku guulaysiga koobka champions League xilli ciyaareedkan.

Taranka champions League ayaa bilaaban doona 14/15  bisha September iyada oo ay kooxaha waaweyn ee ka qayb galaya tartanka u dagaalami doonaan xilli ciyaareedkan koobka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here