Wasaaradda Gargaarka Hirshabeelle oo ka Hadashay Saameeynta Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Biyaha fatahaada wabiga shabeelle ayaa soo gaaray qaar kamid ah xaafadaha magaalada Jowhar ee caasimadda dowlada gobaleedka Hirshabeelle gaar ahaan xaafad kuyaal koontaroolka dhanka koonfur  ee magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here