PSG oo Durba Ka Jawaabtay Dalabkii Ay Real Madrid Ka Gudbisay Saxiixa Kylian Mbappé.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda PSG ayaa durba ka jawaabtay dalabkii furitaanka ahaa ee ay kooxda Real Madrid ka gudbisay saxiixa xiddiga Kylian Mbappé sida ay sheegayaan wararku.

Daqiiqado ka hor ayay kooxd Real Madrid Dalab Rasmi ah oo dhan 160 milyan oo euro ka gudbisay saxiixa xiddiga Kylian Mbappé si ay u hesho saxiixiisa inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Kylian Mbappé Ayaa dhankiisa PSG u sheegay in uu doonayo in uu isaga tago kooxda inta lagu jiro xagaagan isaga oo diiday dalabkii heshiiska cusub ee ay u soo bandhigeen kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here