Maxaa ka Taqaanaa Cunooyinka marka la isku daro Sunta noqon kara?

0
194

Qof kasta oo bini aadam ah wuxuu haystaa wuxuu Eebbe siiyay. Maalin kasta oo qof go’aansado inuu wax cuno waxaa laga yaabaa inuu sun sumeeyo.

Cuntada uu qofku cunaa waxay la socotaa xaaladda caafimaad. Hal qof ayaa si isku mid ah oo fudud u cuni kara, laakiin waxaa laga yabaa in qof kale ay sun ku noqoto.

Xaaladdan waxaa uga sii dari karta cawaaqibta ka dhalan karta marka aad ku guul darreysato inaad isku dartid isku -dhafka cuntada ee saxda ah iyo kuwa caafimaadka leh.

Nooc kasta oo cunto ah waxay leedahay faa’idooyinkeeda, laakiin marka la isku qaso waxay dhibaato u keeni kartaa qofka.

Xabiiba Haaruna oo ah khabiir ku takhasustay cuntooyinka nafaqada leh oo u dhalatay dalka Nigeria ayaa BBC -da u sheegtay lix nooc oo cunto ah oo qof kasta sumayn kara.

Kalluunka iyo Caanaha waa cuntooyin ay ka buuxaan nafaqooyinka balse waxaa laga yabaa marka la isku daro inaysan awoodin u yeelan inay sameeyaan nafaqooyinka saxda ah, taasina waxay sababi kartaa kartaa dhibaatooyin caafimaad.

Jirka bani’aadamku uma baahna cuntooyin kala duwan oo ay ku jiraan kiimikooyin isku mid ah. Waxay sababi kartaa in jirka uu sumoobo oo matag iyo shuban uu qofka ku dhaco.

Xigasho: BBC

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here