Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo sii kordhaya

0
168

JOWHAR (Radio isnaay) Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya ayaa sii kordhaya gudaha Soomaaliya, waxaana wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in 124 laga helay 24 saac.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,425

o Laga Helay: 124

o Puntland: 54

o Banadir: 50

o Somaliland: 14

o Galmudug: 5

o Koonfur Galbeed: 1

o Lab: 64

o Dhedig: 60

o Bogsashada: 71

o Dhimasho: 11

Tirada Guud ee Laga Helay: 17,016

Bogsashada Guud: 8,212

Dhimashada Guud: 938

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here