Dhalinyarada Hirshabeelle oo odayaasha dhaqanka ugu baaqay in Laga Qeyb Galiyo miiska wadahadalka.

0
186

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ayaa tilmay  ineey dhiman tahay waqtigii la dooran laha ama ay wax dooran lahaayeen ,maadama odi dhaqameedka ay soo xulaan qabaa,ilada iyo siyaasiyiinta taasoo qeyb ka qaadata dhaqaalo yaraan heysata dhalinta waxbartay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here