Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League oo La Soo Saaray.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man CIty ayaa gaadhay guusheedii ugu horaysay ee premier League iyaga oo 5/0 ku xasuuqday kooxda Norwich City xilli ay Liverpool guusheedii 2-aad oo xidhiidh ah gaadhay premier League.

Kooxda chelsea ayaa dhankeeda dhulka ku jiray xiddiga Arsenal halka ay Man United ku hor kuftay kooxda Southampton xilli ay Tottenham sii wado guulaha premier League.

Kooxaha Brentford iyo Crtstal Palace ayaa bar-baro ku heshiiyey halka ay Leeds iyo Everton isku dhaafi waayeen bar-baro 2/2 ah kulan xiiso lahaaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here