Haweenka Suuqa Ku iibya Xoolaha Nool Ee Jowhar oo Rajo Xumo ka Muujiyay Ganacsigooda.

0
138

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo bishii may ee sanadkan ayaa seylada xoolaha jowhar ay la soo daristay xoolo yaraan, taasi oo ay sababtay wadooyinkii ay soo mari lahaayeen oo biyo ku fataheen inkasto sidii hore la dhaamo balse xoolaha ayaanan heysan baad aay cunaan madaama beerahii ay daaqi lahaayeen ay biyo ku jiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here