Arsenal oo Go’aan Ka Gaartay Mustaqbalka Mikel Arteta.

0
129

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay go’aan ka gaadheen mustaqbalka Tababare Mikel Arteta kadib markii ay kooxdu si xun ku bilaabatay xilli ciyaareedka premier League

Tababare Arteta ayaa wajahaya cadaadis xoogan kadib markii ay Gunners guuldaro kala kulantay kooxda Chelsea kulankoodii 2-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Kadib guuldaradaas waxa soo baxay warar badan oo sheegaya in ay Maamulka Arsenal la xidhiidheen tababare Antonio Conte si ay ugu badalaan tababare Mikel Arteta hadii ay shaqada ka caydhiyaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here