Xildhibaanada Hirshabeelle oo Fariin adag udiray Musharaxiinta Utartamaaya Kuraasta Aqalka sare.

0
169

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinba maalinta ka danbeyso waxaa sii kordhaya cabsida laga qabo in wabiga shabeelle uu ka fataho Tuulooyin hoos yimaad magalaada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle oo ay kamid tahay tuulada baarey oo uu kalhore wabiga ka sameeyay fatahaad balaaran.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here