Dadkii ka Barakacay Tuulada Boodaale ee Dulleedka Jowhar oo Codsaday in la Caawiyo.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad lix boqol oo qoys oo beeraleey ahaa  ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay ku barakacay  meel taag ah oo ku dhaw tuuladaasi, iyagoo gabaad ka dhigtay guryo Cooshado ka sameeysan  iyo dhar leysku xirxiray.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa: Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here