Machadka Hanno oo Bilaabay Dardargalinta Waxbarashada Bar ama Baro.

0
155

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 14 school oo hoos timaada degmooyinka jowhar iyo balcad ayey ka faa,iideeysanayaan arday tiradoodaay tahay 8550 arday  iyadoo macalimiintana ay gaarayaan in ka badan 150 macallimiin oo 66 ay haween yihiin.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here