Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Deni oo Muqdisho gaaray

0
148

JOWHAR (Radio isnaay) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Dani ayaa  gaaray magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, xildhibaano ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Dani ayaa ka mid ah madaxda dowlad goboleedyada dalka ee ka qeybgalaysa shirka golaha wadatashiga qaran ee looga hadlaayo arrimaha doorashooyinka.

Shirka ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda  in uu ka furmo xerada Afisyooni.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here