WARARKA Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo Maanta Si Rasmi Ah uga Furmaayo Muqdisho. By admin - August 21, 2021 0 122 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Maanta la filayaa in Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya uu ka furmo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran, ee horay loogu madalsanaa. Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2021/08/CABDICASIIS-MUQDISHO.mp3