Maamulka Jowhar oo ka qeybgalay Munaasabad lagu Tageeraayey in haweenka la siiyo dorkooda siyaasadeed.

0
166

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xafladan oo aheyd mid ay ka soo qeyb galeen siyaasiyiin,aqoonyahano, dhalinyaro haweenka,maamulka heer dagmo iyo gobal ,ayaa loga hadlay kursiga ay leeyihiin gabdhaha in loo madaxbaneeyo oo ay gabdhaha ku tartamaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here