Wabiga Shabeelle oo ku Fatahay Tuulada Boodaale oo Hoostimaada Magaalada Jowhar.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Boodaale waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoosyimaada Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxa ku fatahay wabiga shabeelle oo cagta mariyay wax soo saarkii beeraha , guryihii iyo dhamaan goobihii danta guud ee tuulada ay laheed.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here