Hirshabeelle oo Dowladda Soomaaliya kala Wareegtay agab loogu talagalay Beeraleyda Maamulkaasi.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Midowga Yurub iyo hay’adda FAO ayaa qalab loogu talogalay beeraleyda ku wareejisay Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here