Dowladda Kenya oo Kordhisay Bandowga Dalkaasi kadib markii ay Kordheen Kiisaaska Covid-19.

0
134

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kordhiyay bandowga xiliyada habeenkii saarnaa magaalooyinka Keyna, isagoo soo saaray awaamiir lagu xoojinayo ka hortagga faafidda xanuunka COVID-19 oo kiisaskiisu ay kordheen.

Uhuru Kenyatta ayaa mamnuucay isku imaaditaanka dadka isagoo sheegay in warbixinadii ugu danbeeyay lagu xaqiijiyay kororka tirada dadka uu ku dhacayo COVID-19.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here