Hirshabeelle oo Deeq Daawo ah Garsiisay Cisbitaal Goboleedka Jowhar.

0
159

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa cisbitaalka guud ee gobolka shabeellaha Dhexe ee magaalada Jowhar ku wareejiyay deeq daawo ah oo ka timid wasaaradda caafimada xukummada federaalka ah ee Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here