Ganacsatada Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyay Saameynta Fatahaadaha.

0
226

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Kala Xiray Isku Socodka Gaadiidka Muqdisho iyo Jowhar kuwaas oo Sababay Sare u Kac Ballaaran oo ku yimid Qiimaha Maciishadda waxaana jirta in soo laba kacleynta Fatahaadaha laga muujiyay Cabsi badan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here