Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaradan ayaa ka mid ah dhalinyarada Magaalada Jowhar iyagoo codsi u diray maamulka gobolka iyo kan degmada jowhar in dhalinyarada isugu jira gabdho iyo wiilal loo sameeyo shaqo abuur madaama ay leeyihiin mas,uuliyadda shacabkooda xilna ka saran yahay.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.