Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi qabo Inuu Markale ku Fataho Deegaano Horleh.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka ku nool Tuulooyin badan oo Hooyimaado Magaalada Jowhar ayaa wajahaaya cabsi badan kadib markii uu wabiga shabeelle ku fatahay qaar ka mid ah tuulooyinka udhaw jiinka wabiga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here