Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad shanboqol oo qoys oo daganaa tuulada Daanyeerey ayaa ka mid ahaa dadkii bishii may ka barakacay tuuladood ka dib fatahadaha wabiga shabelle markii ay kusoo ragmadeen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.