Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi Qabo In uu Ku Fataho Tuulooyin Hoosyimaada Magaalada Jowhar.

0
208

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili tuulooyiin hoos yimaada Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle laga cabsi qabo in marka kale uu ka fataha wabiga shabeelle ayaa dadka ku dhaqan Tuulada Moyka oo kamid ah tuulooyin 3 bil kahor uu ku fatahay webiga ayaa dalbanaaya gurmad deg deg ah oo ku aadan sida looga hortagi laha in webiga uu karkaarada Jabsado.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here