Lionel Messi oo Markii Ugu Horaysay Tababar La Qaatay Kooxda PSG.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xiddiga Cusub ee kooxda PSG Lionel Messi ayaa si Rasmi ah u qaatay tababarkii ugu horeeay ee kooxdiisa isaga oo isku diyaarinaya in uu kulankiisii ugu horeeyay u ciyaaro kooxda PSG xilli ciyaareedka cusub.

Lionel Messi ayaa maanta noqday xiddigii ugu horeeay ee soo xaadira tababarka PSG isaga oo doonaya in uu si deg-deg ah taam ugu noqdo ciyaarista kulamada kooxdiisa cusub xilli ciyaareedkan.

Xiddiga reer Argentine ee Messi ayaa maanta markii ugu horaysay la kulmay xiddiaha ay isku kooxda yihiin markii uu tababarka yimid isaga oo sidoo kale tababar la qaatay xiddigaha ay isku kooxda yihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here