Tababar Aqoon kororsi ah oo loo Qabtay Macallimiinta Deegaanada Hirshabeelle.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan oo ahaa mid fogaan arag ah ayaa waxaa loo qabtay Macalimiinta deegaanada Hirshabeelle ka dhiga dugsiyada Waxbarasho gaar ahaan fasalada 12-aad iyo 8-aad  waxaana soo qaban qaabisay Tababarkan Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here