Khabiir Dhinaca Beeraha ah oo ku Baaqay in la Balaariyo Qorshaha looga hortagaayo Fatahaadaha.

0
177

Fatahaadaha wabiga Shabeelle ee kusoo noqnoqday deegaanada gobolka shabeellaha dhexe ayaa beeraleey badan saameeyay iyagoo waxsoosaarkii dalkana uu hoos u dhacay.

Xasan Ibraahim Cali waa Khabiir bartay cilmiga beeraha waana macallin wax ka dhiga jaamacadaha magaalada jowhar gaar ahaan  culuumta beeraha ayaan waxan weeydiiyay sababaha ay fatahaadaha ugu soo Noqnoqdaan deegaanada gobolka shabeelaha dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa ; – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here