Doorashada Aqalka Sare Ee Puntland oo Maanta Ka Dhaceysa Magaalada Garoowe.

0
127

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Doorashada Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah lagu wadaa inay ka dhacdo Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here