Tababar ku Saabsan Wax soo saarka Beeraha oo ka Socda Magaalada Jowhar.

0
150

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaleedka Hirshabelle waxaa ka socda tababar lasiinayo iskaashatooyinka beeraha gobolka shabeellaha dhexe iyo shaqaalaha wasaarada beeraha kaa oo loogu gal leeyahay sidii kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here