Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Isgaarsiinta iyo TeknoolojiyadaXukuumadda Soomaaliya, Cabdi Sheekh Axmed, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka oo ka furmaya caasimadda dalka Ivory Coast ee Abidjan.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan Macalin.