Ganacsatada Jowhar oo loogu Baaqay Horumarinta Caasimadda Hirshabeelle.

0
160

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili ganacsatada Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ay kasoo kabanayaan saameeyntii fatahaada webiga shabeella ay ku yeelatay ganacsiyada kala duwan ee magaalada ayaa loogu baaqay in ay ka shaqeeyaan horumarinta caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here