Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda Degmada Balcad oo dhawaan lagu wareejiyey Abuur ka kooban dalagyo kala duwan ayaa sheegay in ay ku guleysteen abuurkii oo in badan ay soo wada biqladeen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.