Ardayda Jowhar oo Maanta Ufurmay Sanad Dugsiyeedka Waxbarashada ee 2021/2022-ka.

0
439

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle Amiin Axmed Mukhtar ayaa sheegay in ay bilaabatay waxbarashada Sanad dugsiyeedka 2021/2022 islamarkana Ardayda deegaanada Hirshabeelle looga bahanyahay in xoojiyaan Waxbarashada Deegaanka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya ; – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here