Sare u Kac ku Yimid Qiimaha Maciishadda Deegaano Hoostaga Degmada Mahadaay.

0
136

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare ukacaan ku yimid Cunooyinka qutul daruuriga oo ay dadka isticmaalaan kadib wadooyinkii oo ay xireen biyaha fatahaadaha iyo xagaayaha xilliga guga oo si weyn uga socda tan iyo bishii julay iyo bishan Augusto ,waxaana soo gali karin baabuurtii xamuulka ee raashiinka soo daabuli jirtay.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here