Magaalada Jowhar oo ku soo Badanaaya Haweenka sida gaarka ah ubartay Xirfada Cuno Karinta.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa ku soo Badanaaya Hablaha sida gaarka ah usoo bartay Xirfada Cunno Karinta waxa ayna hatani qorsheynayaan in ay furan Xarumo lagu karo Cunooyinka Qaaska ah ee Martida sida ay Radio Isnaay ee Magaalada Jowhar usheegtay Maryan Maxamed Maxamuud oo ah Gabadh soo Baratay Habka Cuno Karinta.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here