Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili weli ganacsatada Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle aysan weli kasoo kaban culeysyadii kasoo gaaray fatahaadii dhacday Sedex bil kahor ee wabiga shabeelle uu ka sameeyay tuulada baarey oo hoos timaada Magaalada Jowhar ayaa waxa ay ku baaqayaan in laga hortago in markale uu fataho wabiga.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan.