Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Geedo Barkaan oo ka mid ah Tuulooyinka Hooyimaada Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga soo Sheegayaa in uu ka Dillaacay Cudurka Shuban Biyoodka kaa oo inka badan 10 Carruur ah Ku soo ritay Tuuladaasi.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.